Home

 Tafsiir Taxane Ah

   Sh. Maxamed Cumar Dirir

Halkan kala soco todobaad walba Tafsiirka Dheer ee Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir ka wado magaalada Hargeysa. Tafsiirkaas oo sheekhu dhigo Sadexda Cisho ee Sabtida, Axada iyo Isniinta

Ibraahim 1-14realplayerMP3

Ibraahim15-30realplayerMP3

Ibraahim31-52realplayerMP3

   Barashada Quraanka

  Maxamed Sidiiq Al-Mashaawi
1.Jus Qadsamic
2.Jus Qadsamic
3.Jus Tabaarik
4.Jus Tabaarik
5.Jus Camma
6.Jus Camma
Maxamuud Khaliil Xusari
1.Jus Daariyaat
2.Jus Daariyaat
3.Jus Daariyaat
4.Jus Qadsamic
5.Jus Qadsamic
6.Jus Qadsamic
7.Jus Tabaarik
8.Jus Tabaarik
9.Jus Tabaarik
10.Jus Camma
11.Jus Camma
12.Jus Camma

   Su'aalo iyo Jawaabo

   Sh. Maxamed Cumar Dirir
1. Su'aalo iyo Jawaabo
2. Su'aalo iyo Jawaabo
3. Su'aalo iyo Jawaabo
4. Su'aalo iyo Jawaabo
5. Su'aalo iyo Jawaabo
6. Su'aalo iyo Jawaabo
7. Su'aalo iyo Jawaabo
8. Su'aalo iyo Jawaabo
9. Su'aalo iyo Jawaabo
10. Su'aalo iyo Jawaabo

Who's Online

We have 30 guests online

Codayn

Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

   Islamic Links

Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah

Login Form






Lost Password?

Raalli Gelin iyo Cudurdaar

 Maamulka Shabakada Al Hidaaya

Marka hore waxaanu ka raalligelinaynaa Walaalaha Sharafta badan ee sida joogtada ah ugu xidhan casharada ku jira Shabakada Al Hidaaya wixii cilada ah ee ay la kulmaan iyo dib u dhacii ku yimid is bedelka Bogga hore ee Shabakada iyo Casharadii Tafsiirka Dheer ee Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir ka waday Magaalada Hargeysa   ee sida joogta ah aanu idinku soo gudbin jirnay. Casharkaa Tafsiirka oo u joogsada laba arrimood, waa mida kowaade Tafsirkaas oo Muddo lix todobaad ah fasax  galay, ka dib markii uu Masjidkii Adiina ee Casharku ka socday dhisme lagu bilaabay lana saaray dabaq sare. Illaahay Mahadiina lagu guulaystay in Masjidkii Aad loo qurxiyo dabaq sarena la saaro dibna loo furo, casharkiina  imika si fiican uga socdo.

Laakiinse haddii aanu nahay maamulka iyo howlwadeenada Shabakada talo iyo fikir badan ka dib aanu isla garanay in Casharkaa Tafsiirka Dheer ee Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir ka wado magaalada Hargeysa aan sidii hore la idinku soo gudbin karin, duruufo jira awgeed. Sidaa awgeedna aanu doorbidnay in aanu Casharadii hore ee duubna aanu mar idin soo wada gudbino. Sidoo kale waxaanu ka cudurdaareynaa Emailada aanan ka soo jawaabin. Dhammaantiina waad ku mahadsan tihiin dhiirigelintiina . Jazaakumullaahu khayran, Wassalaamu caleykum

 

Muxaadarooyinka Cusub Ee Shabakada Al Hidaaya

Aakhiro oo la doorto

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Xidhiidhka ka dhexeeya aduunyada iyo aakhiro

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Heshiiskii Rasuulku CSW La Galay Dumarka

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Warbaahinta iyo dawrka ay ku leedahay fikirka

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Walaaltinimada Islaamka

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Dhibaatada Qurba Jooga

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

liibaanta

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Xilka Saaran Daalibul Cilmiga

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Midnimada Ummada

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Duulaankii Isbahaysiga

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Axkaamta Qofka Buka

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Axkaamta janaasada

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Axkaamta Geerida Ka dib

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Su'aalo Iyo Jawaabo

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Qaybo Ka mid ah Iimaanka

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Xishoodka

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Isku Eekaysiinta Gaalada

Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

Fadliga Ducada

Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

Fadliga Salaada

Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

Caynu Jaaluut

Sh.Maxamed Idiris

Dhulka Gaalada

Sh.Maxamed Idiris

Ducaada

Sh.Maxamed Idiris

Gaadhsiinta Cad

Sh.Maxamed Idiris

Gabadha Iyo Dacwada

Sh.Maxamed Idiris

Inxiraafka

Sh.Maxamed Idiris

Kitaabka

Sh.Maxamed Idiris

Sadaqada

Sh.Maxamed Idiris

U Samafalka Waalidka

Sh.Maxamed Idiris

Xalku Waa Islaam

Sh.Maxamed Idiris

Xaqa Caruurta

Sh.Maxamed Idiris

Xuska Alle

Sh.Maxamed Idiris

Ku Laabashada Kitaabka Iyo Sunaha

Sh.Maxamed Idiris

Sideen Uga Faa'iidaysanaa Awoodeena

Sh.Maxamed Idiris

Adoontaay

Sh.Cabdicasiis Xasan

Dardaaran Khuseeya Dumarka

Sh.Cabdicasiis Xasan

Dhalinyarada Fursadooda Dayacay

Sh.Cabdicasiis Xasan

Dhambaal Ku Socda Gabadha

Sh.Cabdicasiis Xasan

Dhambaal Ku Socda Soomanaha

Sh.Cabdicasiis Xasan

Dhufayska Qofka Muslimka Ah

Sh.Cabdicasiis Xasan

Geeridii Rasuulka CSW

Sh.Cabdicasiis Xasan

Ilaalinta Carabka

Sh.Cabdicasiis Xasan

Jana Doonayaasha

Sh.Cabdicasiis Xasan
Halkan ka eeg dhammaan Muxaadarooyinka Sh.Cabdicasiis Xasan Yacquub
 

Siiradii Saxaabada

Siiradii Saxaabiyaadka

Sh.Aadan X. Maxamuud (Aadan Siiro

Siiradii Abu Bakar RC 1

Play RmPlay MP3

Caa'isha Bintu Abii Bakar

Siiradii Abu Bakar RC 2

Play RmPlay MP3

Faadima Bintu Rasulilahi 1

Siiradii Abu Bakar RC 3

Play RmPlay MP3

Faadima Bintu Rasulilahi  2

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 1

Play RmPlay MP3

Faaduma Bintu Xusayn

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 2

Play RmPlay MP3

Saynab Bintu Jaxash

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 3

Play RmPlay MP3

Uma Salama

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 4

Play RmPlay MP3

Umu Xabiiba

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 5

Play RmPlay MP3

Siiradii Khadiija

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 6Play RmPlay MP3

Siiradii Saxaabada

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 7Play RmPlay MP3Siiradii Cismaan Binu Cafaan
Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 8Play RmPlay MP3Siiradii Cali Binu Abu Daalib 1
Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 9Play RmPlay MP3Siiradii Cali Binu Abu Daalib 2
Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 10Play RmPlay MP3Siiradii Cumar Binu Cabdicasiis
Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 11Play RmPlay MP3

Halkan click garee si aad u wada hesho dhammaan Siiradii Saxaabada iyo Saxaabiyaadka  Eeg Dhammaan

Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 12Play RmPlay MP3
Siiradii Cumar Binu Khadaab RC 13Play RmPlay MP3
 

Duruusta Webka Aad Kala Socon Karto

Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir

 Tafsiir  Nuurulyaqiin Abu ShujaacBuluuq

Sh.Maxamed Cali Jaamac (Ina Cali Gadhle)

 Safina Zubad Abu Shujaac Minhaaj

Sh.Cismaan Cali Xuseen

 Tafsiir Kitaabul Towxiid Qawaacidul Musla

Sh.Aadan Xaaji Maxamuud (Sh.Aadan Siiro)

Taariikhdii khulafada Raashidiin

Sh.Cumar Faaruuq

 Tafsiir Arbiciin Annawawi 

Sh.Cabdillaahi Barbaraawi

Tafsiir Sifada SalaadaKitaabul_Towxiid
 

Tafsiirka Quraanka

Sh. Maxamed Sh.Cumar Dirir
Sh. Cismaan Cali Xuseen
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Maxamed Cabdi Umal

Arbiciin

Sh.Maxamed  Ismaaciil

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Arbiciin

Sh.Cumar Faaruuq

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Casharka 4aad
Casharka 5aad
Casharka 6aad
Casharka 7aad
Casharka 8aad
Casharka 9aad
Casharka 10aad
Casharka 11aad
Casharka 12aad
Casharka 13aad

Muxaadaro Cusub

Maxamed Cumar Dirir

  Doorashada Saaxiibka Wanaagsan

Sh. Almis  Sh. Yaxye

Kibirka Iyo Isla Weynida

Sh.Ina Cali Gadhle

Qaybo ka mid ah Iimaanka

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008 Al Hidaaya.info